Ayatollah Ali Khamenei oo 8 sano kadib salaadda Jimcaha Tujinaya

HomeWararka

Ayatollah Ali Khamenei oo 8 sano kadib salaadda Jimcaha Tujinaya

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Ayatollah Ali Khamenei ayaa lagu wadaa in maanta uu tujiyo salaadda Jimcaha, muddo laga joogo sideed sano. Arintan ayaa k

Wasaaradda Ganacsiga ee Dowladda Faderaalka oo mamnuucday Toys-ka Carruurta
Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay ka hortageen Weerarradii badnaa ee Al-Shabaab
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Ayatollah Ali Khamenei ayaa lagu wadaa in maanta uu tujiyo salaadda Jimcaha, muddo laga joogo sideed sano.

Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo dowladda Iran ay ka scodaan magaalooyinka wadankaasi.

Sidoo kale waxaa Iran soo wajahay dhaqaale xumo, kadib markii cuno qabateyn ay ku soo rogtay dowladda Mareykanka.

Iran ayaa qiratay in ay soo riday diyaaraddii Ukraine ee nambarkeedu ahaa Boeing 737-800, taasi oo ku sii jeeday Kyiv.

Dhammaan dadkii saarnaa diyaaradda oo tiro ahaan gaarayey 176 ayaa geeriyooday..

Ayatollah Ali Khamenei ayaa salaadda Jimacaha kadib khudbad dheer u jeedin doonaa shacabka Iran.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: