Axmed Karaash: “Puntland waxaa ay la xisaabtameysaa cidda hurineysa colaadda Towfiiq”

HomeWararka

Axmed Karaash: “Puntland waxaa ay la xisaabtameysaa cidda hurineysa colaadda Towfiiq”

Madaxweyne ku xigeenka  Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Axmed Cismaan Karaash ayaa baaq deg deg ah ka soo saaray colaad tobaadkan ka soo cusboonaa

Ururka Map oo Tababar Boosaaso uga furay wariyaal
MAANHADAL: Golaha Wasiirada Madaxweyne Deni ma yihiin golihii la filayey tiro iyo tayo ahaan? (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka  Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Axmed Cismaan Karaash ayaa baaq deg deg ah ka soo saaray colaad tobaadkan ka soo cusboonaatay gobolka Mudug taas oo u dhaxeysa beelo wada dega halkaas.

Karaash ayaa ugu baaqay Waxgaradka iyo bulshada Beelaha dagaallamaya in ay ka qeybqaataan sidii loo joojin lahaa colaadda,waxaana uu intaas ku daray in Puntland ay la xisaabtameyso cidda ku lugyeelata hurinta colaadda.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: