Author: Xasan

1 58 59 60 61 62 509 720 / 6107 POSTS
PUNTLAND: XEERILAALIYAHA GUUD OO KA HADLAY  HAB DHAQANKA QAAR KAMID AH SARAAKIISHA  SALDHIGYADA BOOLIISKA (daawo)

PUNTLAND: XEERILAALIYAHA GUUD OO KA HADLAY HAB DHAQANKA QAAR KAMID AH SARAAKIISHA SALDHIGYADA BOOLIISKA (daawo)

Xeerilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Ow Cismaan: "Saldhig kamid ah Saldhigyada Booliska Puntland oo aan booqday waxan ugu tagay Ciidankii s [...]
Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa iaamiyay goobaha loo asteeyay in ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannaada Aqalka Hoose ee Muqdisho iy [...]

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Gaalkacyo idinkaga so [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la Kulmay Wafdi ka socda Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la Kulmay Wafdi ka socda Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrik [...]
Khasaaro ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Guriceel

Khasaaro ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Guriceel

Inta la xaqiijiyay hal askari ayaa geeriyooday Haweeneey Shacab ahna waa ay ku dhaawacantay is rasaaseyn Maanta degmada Guriceel ku dhexmartay laba Ci [...]
Giriigga oo dib ugu celiyay Turkiga Soomaali Tahriibayaal ah

Giriigga oo dib ugu celiyay Turkiga Soomaali Tahriibayaal ah

Wararka ka imanaya dalka Giriigga ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada xeebaha dalka Giriigga ay dib u celiyeen labo dooni oo ay saarnaayeen dhalinyaro [...]
Xasan Sheekh: 8-Dii Febaraayo 2017-Kii Waxa aan habeenkii gurigeyga ku laabtay anigoo aan madaxweyne ahayn”

Xasan Sheekh: 8-Dii Febaraayo 2017-Kii Waxa aan habeenkii gurigeyga ku laabtay anigoo aan madaxweyne ahayn”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay munaasabad ay ka dhacday dalka TUrkiga waxana uu sheegay in loo baahan yahay in [...]
Muqdisho waxaa laga shiray Mustaqbalka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho waxaa laga shiray Mustaqbalka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

Waxaa Gudaha Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garowe inoo ka daadihinaya Xuseen C [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawayisn wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo nooga daadihinaya Xus [...]
Itoobiya: Baraha ay bulshada ku xiriirto oo la hakiyay

Itoobiya: Baraha ay bulshada ku xiriirto oo la hakiyay

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Daljir ee (DDS) Dalka Itoobiya ayaa guud ahaanba la hakiyay dhamaan baraha bulshada ay ku xiriirto kadib markii ay s [...]
Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir garoowe ka soojeedinaya Cabdixakiin xuseen xasan Dhegayso. [...]
1 58 59 60 61 62 509 720 / 6107 POSTS