Author: Xasan

1 327 328 329 330 331 509 3948 / 6107 POSTS
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Sirdoonka Soomaaliya oo qaraxii Muqdisho ku eedeeyay dal shisheeye  (Akhriso)

Sirdoonka Soomaaliya oo qaraxii Muqdisho ku eedeeyay dal shisheeye (Akhriso)

Hey'adda Nabad Sugida Qaranka ayaa sheegtay in madaxda Qaranka ay la wadaageen warbixin sheegeysa in qaraxii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacay Ex- [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaysa wariye Saynab Cabdinuu [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
Qiimaha gaadiidka Badda lagu raaco ee GARDAFUU iyo Boosaaso oo qaliyoobay (dhegayso)

Qiimaha gaadiidka Badda lagu raaco ee GARDAFUU iyo Boosaaso oo qaliyoobay (dhegayso)

Sare u kac dhanka qiimaha lagu raaco gaadiidka badda ee magaalooyinka Xaabo iyo Bosaso ayaa laga dareemayaa magaalada Xaabo oo isku xirta gobolka Gard [...]
Mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo geeriyooday

Mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo geeriyooday

Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii shalay laga qaaday magaalada Muqdisho oo aheyd dumar [...]
Guddiga Gurmadka qaraxii Muqdisho oo sheegay in la la’yahay 20 qof

Guddiga Gurmadka qaraxii Muqdisho oo sheegay in la la’yahay 20 qof

Guddiga Gurmadka ee ku howllan tirakoonka dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii Sabtigii ka dhacay Ex-Koonatarool Afgooye ayaa sheegaya in 25 qof ay maqanyi [...]
Libya oo dalbatay in maxkamad la soo taago General Haftar

Libya oo dalbatay in maxkamad la soo taago General Haftar

Hoggaamiyaha dowladda Libya ee ay taageeraan caalamka Khalid Al mishri ayaa ka codsaday madaxda dalalka dunida in ay u fidiyaan taageero dhaqqale,mid [...]
Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose

Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray duqeyn ay shalay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, k [...]
Afhayeenka Baarlamaanka Puntland oo lagu weeraray Midigale, Sanaag

Afhayeenka Baarlamaanka Puntland oo lagu weeraray Midigale, Sanaag

Ugu yaraan ilaa iyo saddax Ruux ayaa ku dhaawacmay iskahorimaad maanta dhexmaray ciidamada ilaalada u ah guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo dad sh [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Cabdiraxmaan Cirro oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho

Cabdiraxmaan Cirro oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho

War qoraal ah oo boggiisa Facebook uu kusoo qoray Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ayuu uga hadlay Qaraxii Muqdisho, wuxuu [...]
1 327 328 329 330 331 509 3948 / 6107 POSTS