Sirdoonka Soomaaliya oo qaraxii Muqdisho ku eedeeyay dal shisheeye  (Akhriso)

HomeWararka

Sirdoonka Soomaaliya oo qaraxii Muqdisho ku eedeeyay dal shisheeye (Akhriso)

Hey’adda Nabad Sugida Qaranka ayaa sheegtay in madaxda Qaranka ay la wadaageen warbixin sheegeysa in qaraxii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacay Ex-kaantarool Muqdisho  uu soo maleegay Dal Shisheeye. Akhriso.

BARNAAMJKA MADASHA DALJIR & DEGMADA UFAYN EE GOBOLKA BARI (daawo)
MAANHADAL: Jaamacadaha dalka iyo xilka qaadistii wasiirkii waxbarashada (dhegayso)
Degdeg: Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo goor dhowayd soo gaaray Muqdisho (daawo)

Hey’adda Nabad Sugida Qaranka ayaa sheegtay in madaxda Qaranka ay la wadaageen warbixin sheegeysa in qaraxii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacay Ex-kaantarool Muqdisho  uu soo maleegay Dal Shisheeye.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: