Author: Xasan

1 294 295 296 297 298 509 3552 / 6107 POSTS
Maraykanka oo xayiraadii saarnayd ka qaaday Shirkadda Al-Barakaad

Maraykanka oo xayiraadii saarnayd ka qaaday Shirkadda Al-Barakaad

Dowladda  Maraykanka waxay shalay Liiska Argagaxisada ka sartay Kooxda Shirkaddaha Barakaat ee The Barakaat Group of Companies, taasi oo ay Cunaqabata [...]
Ciidamada Maraykanka iyo Maleeshiyaad hubaysan oo Suuriya ku dagaalamay.

Ciidamada Maraykanka iyo Maleeshiyaad hubaysan oo Suuriya ku dagaalamay.

Ciiddamada Dowladda Maraykanka iyo Maleeshiyaad deegaan ah ayaa ku dagaalamay Waqooyiga dalka Suuriya,ka dib banaan bax looga soo horjeedo Maraykanka [...]
Ciidamo Itoobiya iyo maleeshiyada Macawiisley oo ku dagaalamay Hiiraan

Ciidamo Itoobiya iyo maleeshiyada Macawiisley oo ku dagaalamay Hiiraan

Tuulada Af Qurun oo qiyaastii 48KM u jirta deegaanka Far Libaax ee gobolka Hiiraan waxaa ku dagaalamay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Maleeshiyada hubeysan [...]
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Aasiya  Xaaji Jaamac, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Aasiya Xaaji Jaamac, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidni [...]
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Danjire Yamamoto kala hadlay Xaalada ka taagan gobolka Gedo iyo duulaanka DFS.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Danjire Yamamoto kala hadlay Xaalada ka taagan gobolka Gedo iyo duulaanka DFS.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka u qaabilsa [...]
Jeneral Khalifa Haftar oo joojiyey duulimaadyadii QM

Jeneral Khalifa Haftar oo joojiyey duulimaadyadii QM

Ciidamada daacadda u ah Khalifa Haftar ayaa joojiyay duulimaadyada diyaaradaha sida shaqaalaha Qaramada Midoobe ee ku socda iyo kuwa ka baxaya dalka L [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Shir looga hadlayo Garsoorka dalka oo Muqdisho ka furmay

Shir looga hadlayo Garsoorka dalka oo Muqdisho ka furmay

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka furmay shir Sannadeedka Garsoorka dalka, kaas oo sanadkii labaad muddo 30 sanno ah ka dib la qabanaayo,waxaana [...]
Aqalka sare oo maanta ka doodaya sharciga labaad  Aqrinta hindise sharciyeedka jaangoynta

Aqalka sare oo maanta ka doodaya sharciga labaad Aqrinta hindise sharciyeedka jaangoynta

Golaha Aqalka sare BFS ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku leh Xaruntooda, waxaana ay kaga hadlayaan Aqrinta labaad hindise sharciyeedka jaangoynta dalk [...]
1 294 295 296 297 298 509 3552 / 6107 POSTS