Author: Xasan

1 137 138 139 140 141 509 1668 / 6107 POSTS
Xulka Kubbada Cagta gobolka Cayn oo maamuus sharafeed loosameeyey (daawo)

Xulka Kubbada Cagta gobolka Cayn oo maamuus sharafeed loosameeyey (daawo)

Musharax Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya Eng Maxamed Cabdilaahi Kayse oo deegaan Doorashadiisu tahay Buuhoodle ayaa Qado Sharaf iyo $1,000(Kun dol [...]
Xubno ka mid ah guddiga doorashada gobolada Waqooyi oo qaadacay doorashada berri

Xubno ka mid ah guddiga doorashada gobolada Waqooyi oo qaadacay doorashada berri

4 kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashada ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee uu soo magacaabay Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aanay ka qaybgelay [...]
CIIDAMADA DOWLADDA & KUWA GALMUDUG OO XARADHEERE KALA WAREEGAY AL-SHABAAB

CIIDAMADA DOWLADDA & KUWA GALMUDUG OO XARADHEERE KALA WAREEGAY AL-SHABAAB

Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Ceel-Cabdi iyo kuwa kale oo hoostaga degmada Xaradheere [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 84aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 84aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Madar. Hoos kaga bogo. https://soundcloud. [...]
Wasiir Fiqi: “Galmudug waxay xaqiijinaysaa  Amniga degaanadii lagala wareegay Al-Shabaab”

Wasiir Fiqi: “Galmudug waxay xaqiijinaysaa Amniga degaanadii lagala wareegay Al-Shabaab”

Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Camaara laga hirgelin doono adeegyada aas aasiga [...]
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka: “Majirto ilaa iyo hada wax cabasho ah oo nooga timid doorashadii la qabtay”

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka: “Majirto ilaa iyo hada wax cabasho ah oo nooga timid doorashadii la qabtay”

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka [...]
Cabdi Xaashi: ”Shacabka Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa waxaan rabnaa cadaalad.”

Cabdi Xaashi: ”Shacabka Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa waxaan rabnaa cadaalad.”

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho waxana uu ku eedeeyay ra’iisul wasaare Roobl [...]
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
DOLOW: Gana asetedi Qudarleyti  iyo Hileblayte ye ku owadahayang kor enkohowki qiimo hilebki iyo Qudaarte (daawo)

DOLOW: Gana asetedi Qudarleyti iyo Hileblayte ye ku owadahayang kor enkohowki qiimo hilebki iyo Qudaarte (daawo)

DOLOW: Gana asetedi Qudarleyti iyo Hileblayte ye ku owadahayang kor enkohowki qiimo hilebki iyo Qudaarte, walibana sabab lenkidhikay isti maalke la [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
1 137 138 139 140 141 509 1668 / 6107 POSTS