Author: Xasan

1 121 122 123 124 125 509 1476 / 6107 POSTS
GAROWE: “Waqti ayay kugu qaadanaysaa in aad gaarto gurigaaga ama goobtaada shaqo” (Warbixin)

GAROWE: “Waqti ayay kugu qaadanaysaa in aad gaarto gurigaaga ama goobtaada shaqo” (Warbixin)

"Waqti ayay kugu qaadanaysaa in aad gaarto gurigaaga ama goobtaada shaqo, hadii aad isticimaalayso waddadan" | Warka: Xasan Heykal. https://ww [...]
Midowga Musharaxiinta oo cambaareeyey Madaxweyne Farmaajo

Midowga Musharaxiinta oo cambaareeyey Madaxweyne Farmaajo

Xubnaha Midowga Musharixiinta ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen Magacaabistii Taliyaha Kumeel gaarka ah ee NISA & la-taliyaha Amniga Qaranka ee uu Fa [...]
ROOBLE: “Agaasimaha Guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya Guud Bashiir Maxed Jaamac waxaan farayaa in uu si deg deg ah u bilaabo baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil”

ROOBLE: “Agaasimaha Guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya Guud Bashiir Maxed Jaamac waxaan farayaa in uu si deg deg ah u bilaabo baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil”

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NI [...]
Khilaaf Madaxda iyo Khatarta amni ee mar labaad (MAQAAL)

Khilaaf Madaxda iyo Khatarta amni ee mar labaad (MAQAAL)

Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo R/wasaar [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaso, waxaan [...]
ROOBLE: “Somaliland masiirkeeda doorashada iyadaa xor u ah, waxaan uga dambeeyaa Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed” (daawo)

ROOBLE: “Somaliland masiirkeeda doorashada iyadaa xor u ah, waxaan uga dambeeyaa Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed” (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad loogu magac daray kulanka iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi [...]
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo soo jeedinaysa Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dheg [...]
Beesha Caalamka: “Waxaan gacan ka geysanayaan baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil”

Beesha Caalamka: “Waxaan gacan ka geysanayaan baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil”

War Saxaafadeed ay soo saareen Beesha Caalamka ayaa waxa ay ku sheegeen inay walaac ka qabaan khilaafka muranka ku gedaaman waayitaanka Marwo Ikraan T [...]
MUQDISHO: Farmaajo & Rooble oo kulmay

MUQDISHO: Farmaajo & Rooble oo kulmay

Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow u bilowday shir lagu dhex dhexa [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim [...]
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed. [...]
GAALKACYO: Maxkamada Derajada 1aad ee Gobolka  Mudug oo xukun riday

GAALKACYO: Maxkamada Derajada 1aad ee Gobolka Mudug oo xukun riday

Maxkamada Derejada koowaad ee gobolka Mudug ayaa in la dilo ku xukuntay sadex nin oo lagu eedeeyey inay fal Anshax xumo ah kula kaceen wiil 13 jir ah. [...]
1 121 122 123 124 125 509 1476 / 6107 POSTS