Author: Xasan

1 116 117 118 119 120 509 1416 / 6107 POSTS
Khasaare hantiyeed oo ka dhashay roob dabayl watay oo ka da’ay degmada Iskusguban ee Gobolka Bari

Khasaare hantiyeed oo ka dhashay roob dabayl watay oo ka da’ay degmada Iskusguban ee Gobolka Bari

Ilaa afartan guri ayaa ku burburay roob dabaylo watay oo caawa ka da'ay deegaanka Xiriiro oo katirsan degmada Iskushuban ee gobolka Bari oo Bosaso uji [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo soo jeedinaysa Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dheg [...]
BADBAADO: Halista COVID ee maanta & baraarug-la’aanta bulshada (Taxanaha 3aad | daawo)

BADBAADO: Halista COVID ee maanta & baraarug-la’aanta bulshada (Taxanaha 3aad | daawo)

Barnaamjka Badbaado Taxanihiisa 3aad waxaan todobaadkan uga hadlaynaa halista COVID-19 ee haysata bulshada Soomaaliyeed iyo sida aysan weli ugu baraar [...]
JIGJIGA: Maamulka DDS oo soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta  Canfarta & Soomaalida

JIGJIGA: Maamulka DDS oo soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta Canfarta & Soomaalida

Madaxa xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee DDS oo warbaahinta Afka Axmariga ku baxda la hadlay ayaa sheegay in maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalid [...]
MUQDISHO: Askartii ku dhimatay qaraxii ismiidaaminta ahaa oo maanta la aasay (daawo)

MUQDISHO: Askartii ku dhimatay qaraxii ismiidaaminta ahaa oo maanta la aasay (daawo)

Askartii ku dhimatay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay oo maanta la aasay | Wariye Cabdiraxmana Waabari ayaa ka waramaya. https://www.youtube. [...]
Wasiir Xaniifo Xaabsade: “Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Laftagareen ayaa Hooyaday & Habaryartey soo weeraray”

Wasiir Xaniifo Xaabsade: “Ciidamo ka amar qaata Madaxweyne Laftagareen ayaa Hooyaday & Habaryartey soo weeraray”

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska DFS Xaniifa Xaabsade ayaa sheegtay in Madaxweynaha K/Galbeed Cabdicasiis Laftagareen Ciidan ka amar q [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi oo laga dalbaday soo gudbinta liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi oo laga dalbaday soo gudbinta liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddiga doorshada kuraasta Gobolada Waqooyi Khadar Xariir Xuseen ayaa waxaa lagu sheeg [...]
Rooble oo La kulmay Safiirka Midowga Yurub

Rooble oo La kulmay Safiirka Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tina Intelmann, [...]
Agaasimihii NabadSugida Gobolka Banaadir oo Xilka Laga Qaaday

Agaasimihii NabadSugida Gobolka Banaadir oo Xilka Laga Qaaday

Agaasimaha KMG ee hay’adda NISA ee uu Ra’iisul Wasaare Rooble dhowaan magacaabay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Taliyaha Nabad-Sugidd [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Badhan, w [...]
1 116 117 118 119 120 509 1416 / 6107 POSTS