BADBAADO: Halista COVID ee maanta & baraarug-la’aanta bulshada (Taxanaha 3aad | daawo)

BADBAADO: Halista COVID ee maanta & baraarug-la’aanta bulshada (Taxanaha 3aad | daawo)

Barnaamjka Badbaado Taxanihiisa 3aad waxaan todobaadkan uga hadlaynaa halista COVID-19 ee haysata bulshada Soomaaliyeed iyo sida aysan weli ugu baraarugsanayn halistaas. Puntland ayaa kamid ah meelaha halista daran ka jirto, waana halista COVID Delta oo ah mid weli si daran u sii faafaysa.

#KAICIID

#Dialogue60

#IPDC

#منصة_الحوار

#مشاريع_حوارية

Daawo Taxanaha 3aad

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com