Author: Lakiman

1 901 902 903 904 905 1,486 10836 / 17823 POSTS
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, wax [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Wasaaradda Difaaca Qatar

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Wasaaradda Difaaca Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ku qaabilay w [...]
Haweeney muddo 28 sano laga heystay gurigeeda oo lagu wareejiyay

Haweeney muddo 28 sano laga heystay gurigeeda oo lagu wareejiyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa muwaadin Soomaaliyeed Luul Maxamed Axmed (Luul Digriyow) k [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xalay La Kulmay Bulshada Magaalada Boosaaso (Daawo)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xalay La Kulmay Bulshada Magaalada Boosaaso (Daawo)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xalay magaalada Boosaaso kulan kula qaatay bulshada magaalada Boosaas [...]
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay muwaadiniinta ku naf waayey weerarka argagixisanimo ee Kismaayo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay muwaadiniinta ku naf waayey weerarka argagixisanimo ee Kismaayo

adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyee [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqday dhawacyada werarkii Hotel Cas Caseey (Sawiro)

Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqday dhawacyada werarkii Hotel Cas Caseey (Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Caawa booqday dhaawacyada dadkii ku dhawacmay werarkii galabta lagu qaaday hoteelka Cas Casey ee Magaaladda [...]
Wararkii Ugu dambeyeey ee Kismaayo & Xaalka caawa

Wararkii Ugu dambeyeey ee Kismaayo & Xaalka caawa

Kismaayo wali Ragg hubaysan oo ka Tirsan Alshabaab ayaa kujira Hoteelka Cas Caseey ee Magaaladda Kismaayo,waxaana socota Rasaas. Ciidanka Nabad sug [...]
Wariye Hodon Naaleye oo Kamid Noqotay dadkii ku geeriyoday Weraarkii kismaayo (Daawo)

Wariye Hodon Naaleye oo Kamid Noqotay dadkii ku geeriyoday Weraarkii kismaayo (Daawo)

Hodon Naaleeye oo ahayd saxafiyad soo saarta filmaan dukumantari ah ayaa kamid ahayd dadkii ku geeriyooday werarkii galabta lagu qaaday hoteelka Cas c [...]
1 901 902 903 904 905 1,486 10836 / 17823 POSTS