Author: Lakiman

1 902 903 904 905 906 1,488 10848 / 17856 POSTS
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Khayre oo Dhuusamareeb kula Kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Madaxa Fulinta Galmudug

Khayre oo Dhuusamareeb kula Kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Madaxa Fulinta Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug [...]
Axmed Madoobe oo kismaayo ku qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobey (Daawo)

Axmed Madoobe oo kismaayo ku qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobey (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaram [...]
Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Dullimaadka Shirkadda Diyaaradaha Itoobiyaan Airline ee Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Dullimaadka Shirkadda Diyaaradaha Itoobiyaan Airline ee Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daahfuray duulimaadyada shirkadda caalamiga ah ee Itoobiyaan Airline. Daahfurka [...]
Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Dhuusamareeb kadib markii la xaliyay khilaafka maamulka Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Dhuusamareeb kadib markii la xaliyay khilaafka maamulka Hiiraan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka ambabaxay magaalada Beledweyne kadib muddo bil ah oo uu halkaas u jooga khilaaf [...]
Ethiopian Airlines oo duulimaadkeedii ugu horeysay ku tagtay Garowe

Ethiopian Airlines oo duulimaadkeedii ugu horeysay ku tagtay Garowe

Diyaarad ay leedahay Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland markii ugu horreysay ka de [...]
Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo shalay ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray iyo mid isna lagu wado Maanta in uu ka furmo Hobyo. (dhegayso)

Shir wadatashi beeleed ah oo koonfurta Galkacyo shalay ku soogabagoobay, warmurtiyeedna laga soo saaray iyo mid isna lagu wado Maanta in uu ka furmo Hobyo. (dhegayso)

Koonfurta magaalada Gakacyo ee maamulka Galmudug shalay waxaa ku soo gabagaboobay shir beeleed muddoo dhawr maalmood ah ka socday halkaasi, kaasoo ar [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
1 902 903 904 905 906 1,488 10848 / 17856 POSTS