Author: Lakiman

1 817 818 819 820 821 1,486 9828 / 17823 POSTS
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihina [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaana [...]
Xubno ka socda Qaramada midoobey oo jowhar tagay

Xubno ka socda Qaramada midoobey oo jowhar tagay

Kusimaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa maanta ku qaabilay xarunta madaxtooyada Hirshabelle ee magaalada Jowh [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socda UNSOM iyo IGAD (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socda UNSOM iyo IGAD (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula Qaatay wefti ka socda UNSOM iyo [...]
Maamulka Jubbaland oo iibsaday diyaarad (Sawiro)

Maamulka Jubbaland oo iibsaday diyaarad (Sawiro)

Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay iibsadeen diyaarad kuwa rakaabka ah,taas oo qaadi doonta wafuuda iyo madaxda ka qayb galaysa Caleemasaar [...]
RW khayre oo lacag ugu yaboohay dhismaha Buundada Baardheere (Daawo)

RW khayre oo lacag ugu yaboohay dhismaha Buundada Baardheere (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta bixiyay 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo buund [...]
Xisbiga Wadani oo somaliland uga digay ka qayb galka Caleemasaarka Axmed Madoobe (Daawo)

Xisbiga Wadani oo somaliland uga digay ka qayb galka Caleemasaarka Axmed Madoobe (Daawo)

Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa ka digay inay somaliland ka qayb gasho Caleeemasarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed madoobe,xili lagu casumay [...]
Khilaaf ka taagan degaanka Balibusle ee gobalka Mudug (dhegayso)

Khilaaf ka taagan degaanka Balibusle ee gobalka Mudug (dhegayso)

Xildhibaan Xuseen Biixi Mataan oo kamid ah golaha deegaanka ee degmada Jariiban ayaa waraysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu uga hadlay Deegaanada aan ma [...]
1 817 818 819 820 821 1,486 9828 / 17823 POSTS