Author: Lakiman
-
Soo dhawaadda Hiil-Walaal (Qormo)
jamhuuriyadda Jabuuti oo lagu soo dhisay doowladdii ugu danbeeysay ee Somaliya Burburkii Kadib ayaa si weyn Taageero Ugu Muujisa Umada Soomaaliyeed Isbadallada dhinacyada Siyaasadda iyo aminga ee ka jira Soomaaliya iyo in Soomaaliya ay si Buuxda cagaheeda isugu Taagto. Djibouti, Maanta waa dalka, waxaa ummadda Soomaaliyeed ay u qabteen dagaalladii sokeeye kadib Amaan inaga mudan,…
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
ARDAA Xalqaddii 62aad: Dimuqraadiyadda Puntland iyo heerka bisayl ee bulshada (dhegayso)
kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Dimuqraadiyadda Puntland iyo heerka bisayl ee bulshada. Barnaamijka Xalqaddii 62aad waxaa ka soo jeedinaya istuudiyaha daljir ee Caabudwaaq wariye Cabdifataax Cumar Geedi.
-
Buuhoodle: Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland ayaa booqday qaar kamid ah xeryaha ciidamada (Daawo)
iyado malmahan Magaaladda Buhoodle ee xarunta gobalka Cayn ku sugnayeen wasiiro ka tirsan Puntland ayaa waxay maanta kormeereen qaar kamid ah fariisamaha ciidamadda Puntland ee gobalka cayn. Hoos ka daawo.
-
Guddoomiyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo baydhabo tagay (Sawiro)
Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxaa tagay Maanta Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Lafta-gareen,guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur-galbeed iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka ayaa magaalada Baydhabo si weyn ugu soo dhoweeyay wafdiga guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka…
-
Khayre oo Muqdisho uga qayb galay Munaasabad lagu xusayo Maalinta Midowga Germany
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Muqdisho uga qayb galay munaasabad lagu xusayay maalintii ay jamhuuriyaddii federaalka Germany iyo Jamhuuriyaddii Dimuquraadiga Germeny ay ku midoobeen hal dowlad iyo hal calan. October 3, 1990, ayaa jamhuuriyaddii federaalka Germany iyo Jamhuuriyaddii Dimuquraadiga Germeny waxa ay ku midoobeen dowaldda federaalka Jarmalka, waxaana sannad…
-
Muqdisho: Fursad shaqo- NRC-HR/Admin Officer – Country Office
Codsiga shaqadu waxay ku egtahay Closing date: Tuesday, 15 October 2019,faahfaahinta hoos ka akhriso. https://unjobs.org/vacancies/1570376210329
-
Radio Ergo oo Tababar Garoowe uga furtay 12 Wariye oo ka kala yimid gobaladda Dalka.(Daawo)
-
Deni oo Magacaabay Taliyayaasha Qaybta Booliska Gobolada Nugaal iyo Sanaag. (Daawo)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-78 Oktoobar 05, 2019 ku magacaabay Taliya Qaybta Booliska gobolka Sanaag. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo Wuxuu Xeeriyey 1. Waxaa G/Dhexe Bashiir Cali Maxamed loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sanaag Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu…
-
Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-77 Oktoobar 05, 2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo. Wuxuu Xeeriyey 1. Waxaa L/X/Le Bashiir Cali Maxamed loo dalacsiiyey derajada G/dhexe Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu…
-
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaaq, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.