Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaanaya Daljir Sanaag iyo xarunta cusub ee Badhan, mowjadda FM ee 88 MHz.

Caawa & Daljir kaga bogo afkaarta shacabka gobolka Sanaag iyo waliba hammigooda iyo himilada cusub ee gobolka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0