Author: Lakiman

1 5 6 7 8 9 1,487 84 / 17842 POSTS
Shir loga hadlayo adkeynta Amniga Xuduudaha oo Buhoodle ka dhacay

Shir loga hadlayo adkeynta Amniga Xuduudaha oo Buhoodle ka dhacay

Shir ay isugu yimaadeen maamulada Gobolada Sool ,Cayn iyo Doollo oo looga hadlay adkaynta amniga Xuduudaha goboladan, la dagaalanka Maandooriyaha , T [...]
Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay Safiirka Cusub Soomaaliya ee dalkaas

Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay Safiirka Cusub Soomaaliya ee dalkaas

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Koonfur Afrika ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka guddoontay danjiraha cusub ee dowladda S [...]
Puntland iyo Itoobiya oo Heshiis kala saxiixday

Puntland iyo Itoobiya oo Heshiis kala saxiixday

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in labada dhinac uu u furmay wada-xaajood ku saabsan iskaashiga dh [...]
BOOSAASO | Ardayda kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Citycot University

BOOSAASO | Ardayda kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Citycot University

Ardayda kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Citycot University ayaa xarunta weyn ee Jaamacadda maanta uga bilaabmay imtixaanka OSCE Exam | Yaasiin Se [...]
CARSHAANTA HARKA QABO EE MURCANYO,

CARSHAANTA HARKA QABO EE MURCANYO,

Caleemaha iyo ulaha timirta oo lagu daray ciid ayaa laga dhisaa buulasha Raascaseyr, waana guryo aad u qabow una tayo fiican 5 sano bay garaan cimri a [...]
GEELLA RAASCASEYR | Haddaad oroddana oogad faras iyo ugaar lagu mood

GEELLA RAASCASEYR | Haddaad oroddana oogad faras iyo ugaar lagu mood

Haddaad oroddana oogad faras iyo ugaar lagu mood" | Hees howleedyada kaladuwan ee geela loo waraabiyo, habka loo raaco, iyo sida colka duullanka ku ah [...]
Shir looga hadlayo Cafimaadka & Cuduradda faafa oo Garoowe ka qabsoomay

Shir looga hadlayo Cafimaadka & Cuduradda faafa oo Garoowe ka qabsoomay

Wasiirka Wasaradada Cafimaadka Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta shir gudoomiyay shirka guddiga xakamaynta iyo ka hortaga cudurada faafa oo k [...]
1 5 6 7 8 9 1,487 84 / 17842 POSTS