Author: Lakiman
-
QARDHO | DIYAARGAROWDA CIIDUL FIDRI
-
CARSHAANTA HARKA QABO EE MURCANYO,
Caleemaha iyo ulaha timirta oo lagu daray ciid ayaa laga dhisaa buulasha Raascaseyr, waana guryo aad u qabow una tayo fiican 5 sano bay garaan cimri ahaane | Suxufi Najiib Xasan Fanax
-
GEELLA RAASCASEYR | Haddaad oroddana oogad faras iyo ugaar lagu mood
Haddaad oroddana oogad faras iyo ugaar lagu mood” | Hees howleedyada kaladuwan ee geela loo waraabiyo, habka loo raaco, iyo sida colka duullanka ku ah looga difaaco. Miyigada Deeganka Xalwo ee Degmada Murcanyo, Gobolka Raascaseyr | Suxufi Najiib Xasan Fanax
-
Shir looga hadlayo Cafimaadka & Cuduradda faafa oo Garoowe ka qabsoomay
Wasiirka Wasaradada Cafimaadka Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta shir gudoomiyay shirka guddiga xakamaynta iyo ka hortaga cudurada faafa oo ka kooban madaxtooyada, wasaaraddaha qaarkood, wakaalada biyaha iyo dawladda hoose degmada Garowe. Shirka oo maanta ka qabsoomay hoolka degmadda hoose kaasoo ay ka soo qaybgaleen guddiyada xaafadaha Garowe iyo kaamamka barakayasha. Dawladda hoose ee garowe…
-
Burtinle oo lagu qabtay Banaanbax looga soo horjeedo waxbadalka dastuurka
-
TARTAN&TACLIIN: Natiijooyinka habeenka 2aad ee Wareega 2aad ee Tartan iyo Tacliin
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Ergayga Arimaha Caafimaadka iyo Nafaqada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay Ergayga gaarka ah i in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego Qaranka oo uu ka shaqeeyo ilaalinta iyo u qareemidda caafimaadka…
-
Ra’iisal Wasaare Xamse oo Fariin u diray dadka tabashada ka qaba dastuurka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad afurin ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo bandhigay sida ay ugu faraxsan yihiin shacabka Soomaaliyeed qabyo-tirka Dastuurka, waxa…
-
HORDHAC SAHANKA DALJIR EE SSC-KHAATUMO
-
Ra’iisal Wasaare Xamse oo qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktaş oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo Iskaashi ee ka dhaxeeya labada dalka. Ra’iisul Wasaaraha oo Safiirka cusub ugu hambalyeeyey masuuliyadda loo igmaday, ayaa sheegay in Turkigu uu yahay walaal dhab ah…
-
MUQDISHO | mid kamid ah raga xoolaha qala oo muqdisho lagu dilay
MUQDISHO | mid kamid ah raga xoolaha qala oo muqdisho lagu dilay iyo ehelkiisa oo dowllada cadaalad ka dalbaday
-
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo qaraar cusub oo dalbanaya xabbad-joojin degdeg ah
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey qaraar cusub oo dalbanaya xabbad-joojin degdeg ah oo ka hirgasha marinka Qaza, inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadan, taas oo haatan maraysa kala bar. Qaraarkan ayaa sidoo kale dalbanaya in si degdeg ah oo bilaa shuruud ah loo sii daayo dhammaan la haystayaasha, lana qaado dhammaan…