Author: Lakiman

1 693 694 695 696 697 1,486 8340 / 17823 POSTS
Maareeye: “Dowladda Soomaaliya qof kasta oo dhinta waxay u aqoonsan tahay Coronavirus inuu dilay”

Maareeye: “Dowladda Soomaaliya qof kasta oo dhinta waxay u aqoonsan tahay Coronavirus inuu dilay”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay maanta u aqoonsan tahay qof walba oo dhinta inuu d [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Maxamed Xasan dhalo (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Maxamed Xasan dhalo (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Maxamed Xasan dhalo. https://soundcloud.com/user-9 [...]
Maamulka Galmudug oo digniino Cusub soo saaray (dhegayso)

Maamulka Galmudug oo digniino Cusub soo saaray (dhegayso)

Maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa soo saarey amar kusaabsan in degmadda aan lagu qaban karin Shirar looga soo horjeedo maamulka Galmudug Ayaanle [...]
Maamulka gobalka Banaadir oo bilaabay in laga hortago Covid19

Maamulka gobalka Banaadir oo bilaabay in laga hortago Covid19

Waaxda Caafimaadka iyo Gurmadka Deg-dega ee Dowlada Hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah ee loogu hortagayo Cudurka safmareenka ah ee Karoona ka [...]
Axmed Madoobe oo baaq u diray Dowladda Federaalka & Beesha Caalamka

Axmed Madoobe oo baaq u diray Dowladda Federaalka & Beesha Caalamka

Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shir guddoomiyey kulanka guddiga ka hortagga COVID-19 ee Jubbaland ayaa warbixin ka d [...]
Cabsi laga muujiyay in cudurka Korona uu ku faafo Soomaaliya

Cabsi laga muujiyay in cudurka Korona uu ku faafo Soomaaliya

Ururka Laanqeyrta cas ayaa sheegaya in ay jirto cabsi ah in dalka Soomaaliya tirada dadka qaaday fayraska corona ee la shaaciyay ay gaartay 601 ay int [...]

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Qardho (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Qardho inoo ka daadihinaya Khad [...]
Kisaas cusub oo Covid19 ah oo laga helay Muqdisho (Daawo)

Kisaas cusub oo Covid19 ah oo laga helay Muqdisho (Daawo)

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in la diiwaan geliyay [...]
Madaxdii hore ee Puntland oo ku baaqay in gurmadka Qardho looga dambeeyo Dowladda (dhegayso)

Madaxdii hore ee Puntland oo ku baaqay in gurmadka Qardho looga dambeeyo Dowladda (dhegayso)

Madaxweynayaashii hore ee Puntland, Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole, oo uu weheliyo Senetor Jurile oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka Fed [...]
DFS oo agab Caafimaad gaarsisay dhuusamareeb

DFS oo agab Caafimaad gaarsisay dhuusamareeb

Mas’uuliyiin ka socota xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka hortagga COVID-19 ayaa maanta agab caafimaad geeyay magaala [...]
Madaxweynaha oo kulan la yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Karkaar.

Madaxweynaha oo kulan la yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Karkaar.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Karkaar, Kulanka ayaa lo [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
1 693 694 695 696 697 1,486 8340 / 17823 POSTS