Madaxdii hore ee Puntland oo ku baaqay in gurmadka Qardho looga dambeeyo Dowladda (dhegayso)

Madaxdii hore ee Puntland oo ku baaqay in gurmadka Qardho looga dambeeyo Dowladda (dhegayso)

Madaxweynayaashii hore ee Puntland, Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole, oo uu weheliyo Senetor Jurile oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ku baaqay in xukuumadda Puntland looga dambeeyo hawlaha gurmadka Qardho.

Sidoo kale waxa ay bogaadiyeen dadaalka ay dawlada Federaalka Sooomaliya sida dhakhsiinyaha leh uga soo jawaabtey baahida shacabka qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com