Author: Lakiman

1 635 636 637 638 639 1,487 7644 / 17842 POSTS
HOBYO: Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray goobo waxbarasho

HOBYO: Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray goobo waxbarasho

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xariga ka jaray dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Ducaale Kaahiye oo laga hirgaliyey maga [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Burtinle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Burtinle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya  xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madasha Xisbiyada oo sheegay in DFS ku fashilantay doorasho qof iyo cod ah inay qabato

Madasha Xisbiyada oo sheegay in DFS ku fashilantay doorasho qof iyo cod ah inay qabato

Qoraal ay soo saareen xisbiyada ku bahoobay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka inay ku fashilantay qabashada doorashada qof [...]
Wasiir dhabancad oo kulamo ka wada degmadda Waaciye ee gobalka Karkaar

Wasiir dhabancad oo kulamo ka wada degmadda Waaciye ee gobalka Karkaar

Wasiiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka & Dimuqraadiyenta Dawladda Puntland ayaa kulanka La qaatay Maamulka Degmada Waaciye iyo Qeybaha Kale Du [...]
Xulashada Daljir &Khadar Cawl, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir &Khadar Cawl, Daljir Garoowe (dhegayso)

kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bosaaso idinkaga soo jeedinaya Wariy [...]
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay dhismaha dekadda Hobyo inu sanadkan Bilaabmayo

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay dhismaha dekadda Hobyo inu sanadkan Bilaabmayo

Axmed Cabdi Kaariye Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Hobyo ka hadlayeey ayaa sheegay in sanadkan gudihisa la bilaabi doono dhismaha dekadda Hobyo. [...]
Mashruuca Dhismaha Dekeda Hobyo oo lagu yaboohay 90-milyan oo dollar (Daawo)

Mashruuca Dhismaha Dekeda Hobyo oo lagu yaboohay 90-milyan oo dollar (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay daahfuray mashruuca dhismaha dekadda Hobyo oo dadka reer Galmudug ay sheegeen in ay ku [...]
Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka COVID-19 & Caalamka

Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka COVID-19 & Caalamka

Pakistan ayaa ku warrantay 153 dhimasho oo diiwaangelin cusub maalinle ah oo ku saabsan dhimashada coronavirus iyadoo caabuqa ka jira waddanka Koonfur [...]
Madaxweynaha Galmudug daahfurtay mashruuca dhismaha dekadda Hobyo

Madaxweynaha Galmudug daahfurtay mashruuca dhismaha dekadda Hobyo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay daahfuray mashruuca dhismaha dekadda Hobyo oo dadka reer Galmudug ay sheegeen in ay ku [...]
Qaramada Midoobay: “2.6 milyan oo Soomaali ah ayaa ku barakacay gudaha dalka”

Qaramada Midoobay: “2.6 milyan oo Soomaali ah ayaa ku barakacay gudaha dalka”

Maanta waxa dunida laga xusaa Maalinta Qaxootiga Adduunka, bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in la ilaaliyo [...]
Aden Barre Ducaale oo laga qaadayo xilka Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya

Aden Barre Ducaale oo laga qaadayo xilka Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ah hogaamiyaha xisbiga Jubilee ayaa lagu wadaa in uu guddoomiyo kulan muhiim ah oo xildhibaanada baarlamaan [...]
1 635 636 637 638 639 1,487 7644 / 17842 POSTS