Author: Lakiman
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Dhegayso
-
Wasaaradda Caafimaadka oo agab caafimaad ka guddoontay dowladda Ethiopia
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Ethiopia Mudane Axmed Shide ayaa maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana Wasiirka Maaliyadda ku weheliyey Wasiirudowlaha Arrimaha Debadda Mudane Ridwan Xuseen iyo xubno kale. Wafdiga ayaa waxay dowladda Federaalka Soomaaliya soo gaarsiiyeen daawooyin iyo agab caafimaad oo lagula tacaalayo ka hortagga faafidda COVID19 oo qiimahoodu gaarayo…
-
Safiirka Qatar ee Soomaaliya oo Kismaayo lagu soo dhaweyeey
Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza Asad, waana safarkii u horeeyay ee uu ku tago Kismaayo. Safiirka iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland, sida Madaxweyne kuxigeenka, Wasiirada iyo xubno kale. Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Safiirka Qatar…
-
Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)
Degaanka qoryo cade oo kamida degnada hoos yimaada degmada burtinle ayaa marki labaad ka soo qaybqatay dhismaha laamiga gudiga hormarinta degmada ayey ku wareejiyen deeq lacageed oo dhan 10 malyan oo shilin somaliya, ayna ugu talagaleen bulshada qoryo cade dhismaha laamiga burtinle soona gudbiyen cabasho ah in degaanka xaalufin lagu hayo. Wariye Axmed Deeq ayaa…
-
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay Wadahadada DFS iyo Maamulka Somaliland (Dawo)
Wararka laga helayo Jabuuti ayaa sheegaya in Guddigii Farsamo ee kala matalayay Soomaaliya iyo Somaliland ee saddexdii maalmood ee la soo dhaafay wada hadalka u socday ayaa ugu dambeyn heshiis kala saxiixday. Dowladda Jabuuti oo shirkan martigelineysay ayaa Wasiirkeeda Arrimaha Dibadda Maxamuud Cali Yusuf uu ku guuleystay in mar kale uu isu keeno labada dhinac,…
-
TALOKEEN:Talooyin ku saabsan Burburka Wadooyinka Puntland (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho. Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini!
-
WARBIXIN: Dad u geeriyooday Cudurka Karoonaha oo lagu gubay duleedka Hargeysa
-
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo.
-
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso.
-
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo gaaray deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha ayaa booqasho gaaban ku tagay isbitaalka guud ee Gawaan ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalka Gawaan. Agaasimaha guud ee isbitaalka Gaawan Dr Cumar Maxamed Cilmi (Cumar Bile) ayaa madaxweynaha uga warbixiyay qaabka uu u shaqeeyo isbitaalka. Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay agaasimaha guud ee Gawaan taas oo uu ku muteystay…
-
Gudddomiyaha gobalka Bari oo u digay dad uu sheegay inay burburinta Puntland lacag ku qadanayan (Daawo)