Author: Lakiman

1 589 590 591 592 593 1,487 7092 / 17835 POSTS
Drs Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho

Drs Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho

Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalaiya ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta waa weyn [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq inoo ka daadihinaya [...]
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Waddo cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob.

Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Waddo cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xariga ka jaray Wado cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob. Wadadan [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Qarax khasaare badan dhaliyeey oo ka dhacay Lubnaan

Qarax khasaare badan dhaliyeey oo ka dhacay Lubnaan

Qarax weyn ayaa ka dhacay caasimada Lubnaan ee Beirut sidda Warbaahinta iyo dowladda dalkaasi ay xaqiijiyeen. Wararka ayaa sheegaya in qaraxu uu ka [...]
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
DFS oo xoogga saari doonta yareynta masiibooyinka

DFS oo xoogga saari doonta yareynta masiibooyinka

Wasiirka oo ka qeybgalay shir gaar ah oo uu guddoomiyay sii hayaha ra’isal wasaaraha dalka ayaa hoosta ka xarriiqay in iyadoo laga jawaabayo baahiyaha [...]
Kulan looga hadlayeey Amniga oo Muqdisho ka dhacay

Kulan looga hadlayeey Amniga oo Muqdisho ka dhacay

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dal [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Maxamed Lakiman [...]
Antonio Guterres: “Dunidu waxay wajahaysa Musiibo

Antonio Guterres: “Dunidu waxay wajahaysa Musiibo

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in dunidu wajaheyso “musiibo jiil” sababtuna tahay iskuullada oo la xiray xilli uu [...]
DHUUSAMAREEB Shalay & Maanta iyo Galmudug oo Dhaqaaqday

DHUUSAMAREEB Shalay & Maanta iyo Galmudug oo Dhaqaaqday

DHUUSAMAREEB Shalay & Maanta iyo Galmudug oo Dhaqaaqday | #Dhuusamareeb, magaalo madaxda Galmudug, waxaa bullaalay ganacsiga muddadii koobnayd ee ay c [...]
1 589 590 591 592 593 1,487 7092 / 17835 POSTS