Kulan looga hadlayeey Amniga oo Muqdisho ka dhacay

HomeWararka

Kulan looga hadlayeey Amniga oo Muqdisho ka dhacay

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dal

Madaxweynaha Hirshabelle Waare oo faahfaahiyeey dagaalo ka dhacay deganaadu madaxda kayahay (Daawo)
MUQDISHO: Guddoomiye Degmo oo qarax miino lagu dilay
Dhegayso Khudbaddii Dastuuriga Ahayd ee Madaxweyne Gaas ka Horjeediyey Baarlamaanka

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira.

Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay wax ka qabashada fatahaadaha, COVID19 iyo ayaxa oo kamid ah xaaladaha ugu daran ee xilligaan dhibaatada ku haya dalka.

Kulanka intii uu socday waxaa la isla gartay in la sameeyo guddi isku dubba rida oo ka shaqeeya howlaha ku xeeran wax ka qabashada, mudnaan siinta iyo dardar gelinta dadaallada lagu yareynayo qatarta.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: