Drs Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho

HomeWararka

Drs Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho

Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalaiya ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta waa weyn

Berri iyo Baraha Bulshada (3B). Maxaa maanta dhacay maxaa se berri ka dhici doona baraha bulshada? ( dhegayso | daawo )
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Muqdisho gaaray (Sawiro)
TALIYAHA QEYBTA BOOLISKA GOBOLKA BARI OO LADARDAARMEY SARAAKII TABABAR LOOSOO XIREY (DAAWO)

Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalaiya ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta waa weyn ee Soomaaliya, kadib xanuun la sheegay in uu xalay kusoo booday.

Drs Xaawo Cabdi ayaa mudo badan ka soo shaqeynaysay Arimaha Caafimaadka Soomaaliya, gaar ahaan xillyo adag oo dalka Soomaaliya ay ka jireen xaalado adag oo aan fududeyn in la Shaqeeyo.

Dad badan ayaa ka yacsiyadeeyay geerida Drs Xaawo Cabdi,waxaana kamid ah siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Drs Xaawo Cabdi ayaa waxaa xarumo Caafimaad oo kala duwan waxaa ay ku leedahay gudaha dalka Soomaaliya,waxaana qaarkood ka howlgalla Carruur ay dhashay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: