Author: Lakiman

1 548 549 550 551 552 1,488 6600 / 17856 POSTS
Maxaa looga hadlay shirkii wadatashiga DFS & dowladaha xubnaha ah

Maxaa looga hadlay shirkii wadatashiga DFS & dowladaha xubnaha ah

Muqdisho, Sebteembar 13, 2020; Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladd [...]
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Xasan heykal oo [...]
Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo Muqdisho furmay

Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo Muqdisho furmay

Waxaa gordhawyd ka furmay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka shirka dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah . Madaxweynaha Dowladda Pu [...]
Madaxweynaha Puntland iyo madaxweynaha Hiirshabeele oo kulmay

Madaxweynaha Puntland iyo madaxweynaha Hiirshabeele oo kulmay

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Hirshabelle ayaa kulmay hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland Deni. [...]
RW Xasan cali khayre oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne Somaaliya

RW Xasan cali khayre oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne Somaaliya

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay ku dhowaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Somaliya doorashada lag [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay aaska Allaha u naxariistee, guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo [...]
Ciidanka Amaanka Jubbaland oo soo bandhigay waxyaabaha qarxa

Ciidanka Amaanka Jubbaland oo soo bandhigay waxyaabaha qarxa

Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay bambooyin ay kooxda Al-Shabaab ku qarsadeen dhul bacaad ah oo ku y [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
1 548 549 550 551 552 1,488 6600 / 17856 POSTS