Author: Lakiman

1 513 514 515 516 517 1,486 6180 / 17826 POSTS
QM: “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

QM: “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muq [...]
Bangiga Adduunka oo ansaxiyay 12 bilyan oo loogu talagay tallaalka COVID-19

Bangiga Adduunka oo ansaxiyay 12 bilyan oo loogu talagay tallaalka COVID-19

Bangiga Adduunka ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in Golaha Sare ee Agaasimayaasha Fulintu ay ansixiyeen US $ 12 bilyan oo loogu talagalay dalalka soo kor [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Kheyre oo ololihiisa doorashada ka bilaabay Nairobi

Kheyre oo ololihiisa doorashada ka bilaabay Nairobi

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ka qaatay xildhibaanada Soomaaliyeed ee ku jira baarlamaanka dalka kenya. [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaso, wa [...]
Warka Caweysin, Maxamed Muuse (Qaal) Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamed Muuse (Qaal) Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Wariye Maxamed Muuse (Qaal) oo ku sugan xarunta Daljir ee Bosaa [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble: “Shacabka Muqdisho ma astaahilaan, culeyskii ay kala kulmeen muddadii ay waddooyinku xirnaayeen”

Ra’iisul Wasaare Rooble: “Shacabka Muqdisho ma astaahilaan, culeyskii ay kala kulmeen muddadii ay waddooyinku xirnaayeen”

Ra'iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in jidadka Caasimadda loo furay si loo fududeeyo nolosha, ganacsiga iyo isu socodka dadweyna [...]
Wasiirka Amniga Galmudug oo Barlamaanka Maamulkaas horgeyeey hindise sharciyeedka dhismaha ciidamada Booliiska

Wasiirka Amniga Galmudug oo Barlamaanka Maamulkaas horgeyeey hindise sharciyeedka dhismaha ciidamada Booliiska

Wasaaradda Amniga Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa maantay ku guulaysatay in barlamaanka Galmudug ay horgeyso hindise sharciyeedka dhismaha ciidamada [...]
Khamri laga soo qabtay Qabtay Gobaladda Sanaag & Gardafuu ayaa lagu gubay Magaaladda Bosaaso

Khamri laga soo qabtay Qabtay Gobaladda Sanaag & Gardafuu ayaa lagu gubay Magaaladda Bosaaso

Ciidamada Booliska gobalka Sanaag ee Puntland ayaa howlgalo ay sameyeen ku soo qabtay Khamri ,waxaana maanta Khamrigaas lagu gubay Magaaladda Bosaaso. [...]
Ra’iisul Wasaaraha oo Beesha Caalamka kala hadlay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha oo Beesha Caalamka kala hadlay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay habsami-u-socodka hannaanka doo [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Badhan iyo Muranka Xubnaha Golaha Deegaanka lagu kordhiyay (Daawo)

Badhan iyo Muranka Xubnaha Golaha Deegaanka lagu kordhiyay (Daawo)

Badhan gobolka Sanaag iyo waxa salka uu ku hayo muranka ka taagan dhismaha golaha deegaanka degmada oo xubno dheeraad ah lagu kordhiyay. Faadumo Degga [...]
1 513 514 515 516 517 1,486 6180 / 17826 POSTS