Author: Lakiman

1 1,111 1,112 1,113 1,114 1,115 1,486 13356 / 17823 POSTS
Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug (dhegayso)

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug (dhegayso)

Shir looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug ayna ka qayb galeen shacabka labada dhinac Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Gaalkac [...]
Doodii Macalimu  ee Shalay “Baroortu Orgiga Ka Weyn” (Qormo)

Doodii Macalimu ee Shalay “Baroortu Orgiga Ka Weyn” (Qormo)

Sanado badan waxaa ka dhex jiray suxufiyiinta Soomaaliyeed kala qaybsanaan baahsan iyagoona samaystay laba Urur oo kala matala, garab hoos yimaada Cum [...]
Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Turubitaaryada iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka Guud ee Magaalada Qardho

Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Turubitaaryada iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka Guud ee Magaalada Qardho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 November 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Turub [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Waa Sidee Xaaladda Barakacayasha Burtinle (dhegayso)

Waa Sidee Xaaladda Barakacayasha Burtinle (dhegayso)

Agaasime ku xigeenka hay'adda daryeelka Bulshadda Puntland shucayb siciid maxamed oo waraysi siyeey radio daljir ayaa ka hadlay kormeer uu ku tagay xe [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Golaha Amniga Iyo Nabadda Midawga Afrika

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Golaha Amniga Iyo Nabadda Midawga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda [...]
Guddiga amniga gobalka Nugaal oo awaamir kasoo saaray Amniga Garoowe (dhegayso)

Guddiga amniga gobalka Nugaal oo awaamir kasoo saaray Amniga Garoowe (dhegayso)

Gudiga Amniga gobolka Nugaal ayaa Amaro culus ka soo saaray Amaanka gaar ahaan ciidamada ilaalada musharixiinta iyo cid kasta oo hub ku dhex wadata ma [...]
Saraakisha Galmudug oo faahfaahin kabixiyeey Weraar lagu qaaday wadaad caan ah (dhegayso/sawiro)

Saraakisha Galmudug oo faahfaahin kabixiyeey Weraar lagu qaaday wadaad caan ah (dhegayso/sawiro)

Inta la xaqiijiyay 15 ruux oo ay ku jiraan 4 kamid ah Kooxdii weerarka soo qaaday ayaa ku dhintay weerarkii iyo Qaraxyadda Saakay ka dhacay xarun uu d [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Lagu Soo dhoweeyey Qardho

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Lagu Soo dhoweeyey Qardho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ka kooban goleyaasha Dowldda Puntland iyo sara [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaw [...]
1 1,111 1,112 1,113 1,114 1,115 1,486 13356 / 17823 POSTS