Guddiga amniga gobalka Nugaal oo awaamir kasoo saaray Amniga Garoowe (dhegayso)

Gudiga Amniga gobolka Nugaal ayaa Amaro culus ka soo saaray Amaanka gaar ahaan ciidamada ilaalada musharixiinta iyo cid kasta oo hub ku dhex wadata magaalada ,xili ay soo baxayeen musharrixin ay lasocdaan ilaali tiro badan.

Taliyaha Xasilinta ahna Taliyaha Ciidanka PSF Gobolka Nugaal Cabdixamiid maxamed dirir iyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal ayaa sheegay in hawlgalo culus oo ka duwan kuwii hore in la bilaabi doono.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com