Author: Lakiman

1 1,098 1,099 1,100 1,101 1,102 1,487 13200 / 17842 POSTS
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso/daawo)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso/daawo)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya oo Si Qoto-Dheer u Sharaxay Muhiimadda uu Isbeddelka Gobalku u Lee Yahay Somaliya

Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya oo Si Qoto-Dheer u Sharaxay Muhiimadda uu Isbeddelka Gobalku u Lee Yahay Somaliya

Ra'iisal Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Faderaalka ee Somaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar), ayaa si faah-faahsan uga hadlay muhiimadda uu [...]
Faysal Cali Waraabe: ” Waa Cambaraynaynaa Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow ,shanta somaalina waa isu furantahay” (Daawo)

Faysal Cali Waraabe: ” Waa Cambaraynaynaa Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow ,shanta somaalina waa isu furantahay” (Daawo)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda Magaaladda Baydhabo iyo Xariga Mukhtaar Roobow oo ho [...]
Madaxweynha Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi

Madaxweynha Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15 December 2018 waxaa uu Qasriga Madaxtooyada Dowladda [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Amiirka Qatar (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Amiirka Qatar (Sawiro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan Dooxa ayaa la kulmay Amiirka dalka Qatar, Tamim bin Hamad Al [...]
Guddoomiyaha Barlamaanka oo dalbaday in si deg deg ah loo sii daya Mukhtar Roobow (dhegayso/daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka oo dalbaday in si deg deg ah loo sii daya Mukhtar Roobow (dhegayso/daawo)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo Shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kadib soo saaray war-saxaaf [...]
Joint Press Statement between the Federal Government of Somalia and the State of Eritrea

Joint Press Statement between the Federal Government of Somalia and the State of Eritrea

President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo, President of the Federal Republic of Somalia and President Isaias Afwerki, President of the State of Erit [...]
Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka oo Xaaladda Baydhabo ka hadashay

Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka oo Xaaladda Baydhabo ka hadashay

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay rabshadaha Maalintii labaad ka socda Magalada Bay [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Caasimadda uga Mahadceliyay Soo Dhaweynta Wafdigii Eriteriya iyo Dulqaadka ay Muujiyeen

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Caasimadda uga Mahadceliyay Soo Dhaweynta Wafdigii Eriteriya iyo Dulqaadka ay Muujiyeen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey shacabka ku dhaqan Caasimadda sida ay uga [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo diyaariyey oo noo daadihinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Bu [...]
1 1,098 1,099 1,100 1,101 1,102 1,487 13200 / 17842 POSTS