Author: Lakiman

1 1,097 1,098 1,099 1,100 1,101 1,486 13188 / 17823 POSTS
Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka oo Xaaladda Baydhabo ka hadashay

Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka oo Xaaladda Baydhabo ka hadashay

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay rabshadaha Maalintii labaad ka socda Magalada Bay [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Caasimadda uga Mahadceliyay Soo Dhaweynta Wafdigii Eriteriya iyo Dulqaadka ay Muujiyeen

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Caasimadda uga Mahadceliyay Soo Dhaweynta Wafdigii Eriteriya iyo Dulqaadka ay Muujiyeen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey shacabka ku dhaqan Caasimadda sida ay uga [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo diyaariyey oo noo daadihinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Bu [...]
Dawladda Qatar Oo Bilaabaysa Dhismaha Dekadda Hobyo

Dawladda Qatar Oo Bilaabaysa Dhismaha Dekadda Hobyo

Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay dawladdii [...]
Dowladda oo ka haddashay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo laga keenay

Dowladda oo ka haddashay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo laga keenay

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ayaa markii u horeysay ka hadashay mooshinka kalsooni kala noqoshada ee laga keenay Madaxweyne Farmaajo. Ra’iis [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle inoo ka daadihinaya K [...]
Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xaru [...]
Xildhibaan Fiqi: “Dalka wuxuu galay Xaalad Halis ah masuuliyadeedana Farmaajo ayaa leh”Waraysi

Xildhibaan Fiqi: “Dalka wuxuu galay Xaalad Halis ah masuuliyadeedana Farmaajo ayaa leh”Waraysi

Xildhibaan Axmed Cali Fiqi oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya gaar ahaana kuwa Mooshinka ka keenay Madaxweyne Fa [...]
Guddoomiyaha Barlamaanka Maxamed Mursal oo Cambareyeey Xarigii Mukhtaar Roobow (Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Maxamed Mursal oo Cambareyeey Xarigii Mukhtaar Roobow (Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa isago Warbaahinta Baydhabo la hadlayeey Cambareyeey rabashadihii maanta ka dhacay Baydhabo [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soo [...]
1 1,097 1,098 1,099 1,100 1,101 1,486 13188 / 17823 POSTS