Faysal Cali Waraabe: ” Waa Cambaraynaynaa Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow ,shanta somaalina waa isu furantahay” (Daawo)

Faysal Cali Waraabe: ” Waa Cambaraynaynaa Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow ,shanta somaalina waa isu furantahay” (Daawo)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda Magaaladda Baydhabo iyo Xariga Mukhtaar Roobow oo horey uga tirsana Ururka Alshabaab imikana kamid ah Musharrixinta Madaxtinimadda Maamulka Koonfur Galbeed.

Faysal Cai Waraabe ayaa ugu horeyn sheegay inay Cambaraynayaan Xariga Roobow,isago sido kale ugu baaqay shacabka Magaaladda Baydhabo inay is dajiyaan.

Dhinaca Kale Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Ciidamadda AMISOM inay dalka Somaaliya isaga baxaan,isago taas ku sababeyeey inay dhibaato xoogan ku hayaan shacabka.

Hoos Kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com