Author: JD

1 298 299 300 301 302 344 3600 / 4122 POSTS
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ramadan Kariin oo hadana kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga i [...]
Iran & Qadar iyo Jaahwareerka Sacuudiga iyo Xulufadiisa GCC

Iran & Qadar iyo Jaahwareerka Sacuudiga iyo Xulufadiisa GCC

Bloomberg Politics - Sida ay qortay jariirada Bloomberg politics, xafiiskeeda wadamada Khaliijka ee loo yaqaan "Gulf Cooperation Council (GCC)" ayada [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada mar kale iyo Warka Fiidnimo, waxaana caawa Daljir Bossaso inoo ka soojeedinaya wariye Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso http://zeno- [...]
Soomaaliya: Fursad Shaqo DRC – Talobixiye Isticmaalka Moobilka Dhanka Maaliyadda Arrimaha Gargaarka

Soomaaliya: Fursad Shaqo DRC – Talobixiye Isticmaalka Moobilka Dhanka Maaliyadda Arrimaha Gargaarka

Fursaddu waxay ku egtahay 2 Juun 2017. Faahfaahinta hoos ka arag, haddii aad leedahay aqoonta iyo khibradda nidaamka moobilka iyo isticmaalkiisa dhank [...]
Doloow: Fursad Shaqo WFP – Kalkaaliye Xafiis iyo Ganacsiga Guud

Doloow: Fursad Shaqo WFP – Kalkaaliye Xafiis iyo Ganacsiga Guud

Fursaddu waxay ku egtahay 6 Juun 2017. HALKAN RIIX oo ka hel arjida iyo faahfaahinta booska shaqo ee ka bannaan WFP Doloow.   ....... [...]
Bossaso: Fursad Shaqo WFB – Kalkaaliye Shaqooyinka Xafiiska

Bossaso: Fursad Shaqo WFB – Kalkaaliye Shaqooyinka Xafiiska

Fursaddu waxay ku egtahay 1 Juun 2017. Halkan RIIX oo ka hel arjida iyo faahfaahinta booska ka bannaan WFP Bossaso. ............................... [...]
Saaka & Dunida iyo cFatax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo cFatax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo ku [...]
DAREEN 9aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

DAREEN 9aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

Dhegaystayaal waa mar kale iyo taxanaha DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka a [...]
Wacaal DARAY ah: Madaxweyne Gaas oo ku Casuman Caleemosaarka Xaaf ee Cadaado

Wacaal DARAY ah: Madaxweyne Gaas oo ku Casuman Caleemosaarka Xaaf ee Cadaado

Garoowe - Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa berri subax oo Isniin ah in ay u duulaan magaa [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Ramadaan Kariim oo mar kale kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga [...]
Portland, USA: 2 Nin oo la Dilay ayaga oo Difaacaya 2 Gabdhood oo Muslin ah

Portland, USA: 2 Nin oo la Dilay ayaga oo Difaacaya 2 Gabdhood oo Muslin ah

Portland, Oregon, USA - Nin magaciisa lagu sheegay Jeremy Christian, ahna 35 jir, oo hanjabaad, cay iyo turaanturro la beegsaday 2 gabdhood oo Muslimi [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Garoowe. Hoos [...]
1 298 299 300 301 302 344 3600 / 4122 POSTS