Ramadan Kariin oo hadana kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.
Qodobada ugu waaweyn ee Caawa & Daljir waa kuwo xiiso leh, waxaana kamid ah:
- Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Gobaleedyaada oo maanta ka qaybgalay Caleemasarka Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Xaaf
- Taliska Booliska Gobalka Nugaal oo maandooriye gacanta ku dhigay iyo howlgal ay wadaan
- Ciidamada ammaanka Maagalada Qardho ee gobalka Karkaar oo howlgalo ka sameyeey Qardho lagu soo qab qabtay dhalinyaro falal amni daro waday.
- Xildhibaano lagu edeyeey inay wadaan qorshe mucaradnimo oo beeniyeey arinkaas.
- Golaha Wasiirada Xukumadda Soomaaliya oo shir an caadi ahayn ku yeeshay Muqdisho
Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso gaar ah leh waxaad ku maqli doontaan barnaamijka Caawa & Daljir oo idin ka imaanaya istudiyaha Daljir Garoowe.
U dhaaf Halcelis