Author: JD

1 295 296 297 298 299 344 3564 / 4122 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada mar kale iyo Warka Fiidnimo, waxaana caawa Daljir Bossaso inoo ka soojeedinaya wariye Xasan Heykal. Hoos ka dheg [...]
Waraysi Nabadoon Yaasiin: “Dhacdada Xaaji Cariish waxaa Abaabulay Askar Galmudug Ayagaa Qaatay kan Dhintay, Difaacayna Labada Kale”

Waraysi Nabadoon Yaasiin: “Dhacdada Xaaji Cariish waxaa Abaabulay Askar Galmudug Ayagaa Qaatay kan Dhintay, Difaacayna Labada Kale”

Gaalkacyo – Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar oo ka mid ah nabadoonnada magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay weerarkii makhribkii galabta [...]
Golden State Warriors oo Cayaartii 1aad Burburiyey LeBron James iyo Cavaliers

Golden State Warriors oo Cayaartii 1aad Burburiyey LeBron James iyo Cavaliers

Xalay waxaa la ciyaaray cayaartii 1aad ee 7 ciyaarood tirada ugu roon waxaana si xarrago leh oo aan marnaba la isku soo dhawaan ku badiyey Warriors 11 [...]
(Raadin Kale) Bossaso: Fursado Shaqo UNDSS/UNDP – Saraakiil Nabadsugid

(Raadin Kale) Bossaso: Fursado Shaqo UNDSS/UNDP – Saraakiil Nabadsugid

Cusboonaysiin: Fursaddu hadda waxay dhacaysaa 14 Juun 2017. Faahfaahinta HALKAN RIIX .................     Job Description [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku su [...]
Xilliga Furitaanka Tartan & Tacliin (T&T) oo la Shaaciyey (dhegayso)

Xilliga Furitaanka Tartan & Tacliin (T&T) oo la Shaaciyey (dhegayso)

Guddoomiyaha guddiga barnaamijka Tartan iyo Tacliin (T&T) ee uu Radio Daljir qabto sannad walba bisha barakaysan ee Ramadaan, Yuusuf Suudi Cabdi, [...]
Shil Gaari Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Cali Sabiix, Carmo

Shil Gaari Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Cali Sabiix, Carmo

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaanka Cali Sabiix oo degmada Carmo u jirta 40 KM. Shilka waxaa ku dhintay wiil [...]
Mid Kamid ah 3 Nin oo Xaaji Cariish Dhaawacay oo Dhaawac u Dhintay

Mid Kamid ah 3 Nin oo Xaaji Cariish Dhaawacay oo Dhaawac u Dhintay

Wadajir - Sida uu noo xaqiijiyey goobjooge ku sugan xaafadda Wadajir ee koonfurta Gaalkacyo waxaa goor dhaweyd halkaas ku geeriyooday mid kamid ah 3 n [...]
Shirka Golaha Wasiirada Puntland: Abaalmarin iyo Maamuus loo Ballanqaaday Mujaahid Burunti

Shirka Golaha Wasiirada Puntland: Abaalmarin iyo Maamuus loo Ballanqaaday Mujaahid Burunti

Kaga bogo War Saxaafadeedka Shirka Khamiis kasta ee Madaxtooyada Puntland. Hoos kaga bogo: Bogga 1aad Bogga 2aad [...]

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ramadan Kariim oo hadana kulanti wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada [...]
Kulanka Haweenka – Taxanaha 5aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 5aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 5aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kula [...]
Guddoomiyaha Gobolka Mudug: “Xaaji Cariish waa Dhaawac Wax Kalena lagama Sheegi Karo”

Guddoomiyaha Gobolka Mudug: “Xaaji Cariish waa Dhaawac Wax Kalena lagama Sheegi Karo”

Waxaan mar dhow waraysanay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow, wuxuuna nooga waramay xaaladda weerarka lagu qaaday Kor. Xaaji [...]
1 295 296 297 298 299 344 3564 / 4122 POSTS