Author: JD

1 275 276 277 278 279 344 3324 / 4122 POSTS
Gaalkacyo: Fursad Shaqo ICRC – Hawlwadeen Kalkaaliye (Assistant Field Office)

Gaalkacyo: Fursad Shaqo ICRC – Hawlwadeen Kalkaaliye (Assistant Field Office)

Muhiimadda shaqada hawlwadeen kalkaaliyuhu waa ballaarantahay waxaana ugu horreeya ka warhaynta, la socodka, iyo xog-ka-keenida siyaasadda gobolka, mi [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ciid wanaagsan iyo arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso noog [...]
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yemani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yemani (dhegayso)

Dalka Ruushka waxaa ka socda koobka adduunka ciyaartoyda ka yar 21 sano jirka, waxaana koobkan laga reebay xulaalka Talyaaniga iyo Ingiriiska. koob [...]
Waraysi Taliyaha Saldhigga Qandala: Daacish iyo Saameynta Deegaanka (dhegayso)

Waraysi Taliyaha Saldhigga Qandala: Daacish iyo Saameynta Deegaanka (dhegayso)

Gaashaanle Axmed Cali Jire, taliyaha saldhiga booliska degmada Qandala ee gobolka Bari, waa dhibbane kooxda Daacish, waxa ayna dileen wiil uu abti u y [...]
Reer Sacuudi oo is Afgambiyey iyo Saadaasha Fog ee Sacuudiga

Reer Sacuudi oo is Afgambiyey iyo Saadaasha Fog ee Sacuudiga

Muranka reer Sacuud waayahaan u dhexeeyey ma ahayn mid sahlan, markii uu bannaanka u soo shaacbaxayna waaba kaas oo gilgilay Bariga Dhexe. Muranka [...]
Nayroobi oo Samada Heehaabaysa, Hello Kiliminjaaro iyo “The Pinnacle” (sawirro)

Nayroobi oo Samada Heehaabaysa, Hello Kiliminjaaro iyo “The Pinnacle” (sawirro)

Dhismaha hadda Afrika ugu dheer waa mid ku yaal Johannesburg, Koonfur Afrika, waana Carlton Centre, waa 50 dabaq, 223 mitir, waxaana la dhisay 1973, w [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ciid wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Dal [...]
Puntland oo Kahortimid Xeerka Saxaafadda Federaalka (dhegayso)

Puntland oo Kahortimid Xeerka Saxaafadda Federaalka (dhegayso)

Garoowe waxaa maanta warbaahinta kula hadlay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta Puntland, Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir), isag [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada mar kale iyo Warka Fiidnimo, waxaana caawa Daljir Bossaso inoo ka soojeedinaya wariye Xasan Heykal. Hoos ka dheg [...]
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso ka soo daadihinaya Xasa [...]
Gaalkacyo: Fursad Shaqo WFP/CTG – Korjooge (Field Monitor)

Gaalkacyo: Fursad Shaqo WFP/CTG – Korjooge (Field Monitor)

Faahfaahinta shaqada HALKAN RIIX, ogoowna sida hoos ku cad fursaddu waxay ku egtahay 31 Luulyo, haddii lagu doortana shaqada aad bilaabi kartid 1da Lu [...]
Dangorayo: Fursad Shaqo World Vision – Lataliye Qandaraasle Waxbarashada

Dangorayo: Fursad Shaqo World Vision – Lataliye Qandaraasle Waxbarashada

Faahfaahin dheeraad ah hoos ka arag, arjida iyo macluumaadka la iska rabana u dir emailkaan: [email protected] Baraboosalka waxa uu ku egyah [...]
1 275 276 277 278 279 344 3324 / 4122 POSTS