Author: JD

  • Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: 26ka Juun iyo Calantaaga Soomaaliya

    Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: 26ka Juun iyo Calantaaga Soomaaliya

    Maanta waxa ay ku beegneed 26-ka Juun, 57 guuradii ka soo wareegatay markii calan Soomaaliyeed laga taagay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Hadaba Maxay ka dhigantahay 26ka Juun? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hordhignay Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo xilligaas xaadir ahaa. Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu Garaadku u waramay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5951b6bc020100beff8ecb45/Waraysiga+Garaad+Ciid_26jun17.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Ciid wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnamaijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya wariye Xasan Haykal. Qodobada Caawa & Daljir ugu doorka roon waa: Madaxweynaha oo cafis u fidiyay maxaabiis, dhagax dhigayna taalada Daljirka Daahsoon Ciidamada Daraaawishta Xerada 54 aad oo ka Cabanaya mushaar…

  • Raas Xaafuun: Shalay iyo Maanta (dhegayso)

    Raas Xaafuun: Shalay iyo Maanta (dhegayso)

    Dagmada Xaafuun waxa caan ku tahay khayraad aan la soo koobi karin oo cusbada iyo kalluunku ugu horreeyaan. Waa khayraad laga seexday, laakiin sidiisii weli u buuxa. Saas oo ay tahay illeen khayraad ma qarsooma e waxaa deegaanka faro ba’an ku haya doonyaha jariifka ee laga leeyahay wadamada Iiraan iyo Yaman iyo waliba kuwa kale…

  • Nabadoon Yaasin CabdiSamad: “Xooladhaqata Galmudug ha la Nabadgaliyo”

    Nabadoon Yaasin CabdiSamad: “Xooladhaqata Galmudug ha la Nabadgaliyo”

    Nabadoon Yasiin Cabdisamad oo kamid Nabadoonada gobolka Mudug oo maanta Radio Daljir waraysi siiyey ayaa nooga warramay arrimo badan oo dhamaantood quseeya xaaladaha Gobolka Mudug iyo Guud ahaan Puntand Nabadoonka ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Magaalada Gaalkacyo iyo heshiiskii ay kala saxiixdeen Puntland iyo Galmudug. Nabadoonka ayaa sidoo kale ka hadlay dadka xooladhaqatada reer Galmudug…

  • Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Mar kale iyo ciid wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59507709020100c7e33972ab/S%2BD+iyo+Maxamed+Lakiman+Garowe+26_6_2017+isniin+2.mp3

  • Gaas: “Waxaan si Gaar ah ugu Hanbalyaynayaa Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland”

    Gaas: “Waxaan si Gaar ah ugu Hanbalyaynayaa Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland”

    ‘Ciid mubaarik, Ciid mubaarik, waxaan u hanbalyay nayaa ummada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Puntland meelkastay joogaanba, waxaan si gaara ugu hanbalyay nayaa ciidamada qalabka sida ee Puntland oo inoo suura geliyey inaan midnimo ku ciidno, nabad isugu nimaadno, farxadna ku ciidno, Puntland waa amni Illaahay fadligiisana ayay ku ahaatay, dabcan in badan oo ku…

  • Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Ciid wacan oo wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.   Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59501798fd00001affcc8b94/C%2BD+iyo+Maxamed+Lakiman+Daljir+Garowe+25_+6_2017+.mp3

  • Ciidda iyo Salaamaha Radio Daljir (dhegayso)

    Ciidda iyo Salaamaha Radio Daljir (dhegayso)

    Xaggee joogtaa? Eheladaa iyo asbxaabtaa ma ka war haysaa? Salaan ma laguu soo diray? Ciid wanaagsan ku ciid ma lagu yiri? Adigu ma tiri? Waaba laga yabaa in aadan ka warqabin, laakiin Daljir kala soco oo hoos kaga bogo, oo salaamaha aqbaltu dheh! Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/594ff585fd0000c3fdcc782d/Barnaamijka+Salaamaha+Dalji+Bosaaso+Faadumo+Daahi+Jaamca+.mp3  

  • Dhahar oo si Weyn looga Ciiday (dhegayso)

    Dhahar oo si Weyn looga Ciiday (dhegayso)

    Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada dhahar ee Xarunta gobalka Haylaan oo halkaas ay dadweyne aad u farabadan isugu soo baxeen salaadda ciida. Waxaa shacabka Dhahar maanta la ciiday xildhibaan Maxamed Faarax (Canjeex) wuxuuna hambalyo u diray shacabka Puntland ebbena uga baryey in sanadkan sanadkiisa ay caafimaad iyo nabad ku gaaran. Sido kale dadweyne…

  • Warka Fiidnimo iyo Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya Axmed Sheekeeyey, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/594fedd50b01008803bbb8a6/Warkii+Fiidnimo+Garoowe+Axmed+Shekeeye+.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)

    Ciida oo Ciid Mubaarak oo Ciid wanaagsan ku ciida xerta Daljir ku xeeran! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana arooryadan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Jamaal Faarax Aadan. Wararka saaka kan ugu weyn waa Daacish iyo weerarka deegaanka Urur ee Qandala. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/594f168e02010079d28d6d48/S%2BS_25_JUN_2017_JFA_Gaalkacyo.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com