Author: JD

1 260 261 262 263 264 344 3144 / 4122 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo ee Radio Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso htt [...]
Daacish oo Shaqaale Golis ku Dishay Tuulada Beelwacatay ee Ballidhidin (dhegayso)

Daacish oo Shaqaale Golis ku Dishay Tuulada Beelwacatay ee Ballidhidin (dhegayso)

Deegaanka Beelwacatay oo qiyaastii 19 u jirta degmada Ballidhidin ee gobolka Bari ayaa xalay koox hubaysan oo Daacish sheegatay kana kooban 9 qof oo a [...]
Gaalkacyo: Saldhigga Miir oo Mar Kale la soo Weeray, Heshiiskii Camay Kabacdi (dhegayso)

Gaalkacyo: Saldhigga Miir oo Mar Kale la soo Weeray, Heshiiskii Camay Kabacdi (dhegayso)

Qarax nooca bamka gacanta laga tuuro iyo is rasaaseyn socotay illaa iyo 2dii saqda dhexe ee xalay ayaa lala beegtay Saldhiga Booliska Miir ee Gaalkacy [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal! Waa subax Jimce, kuna soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Dalji [...]
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Sanchez waa Xagee? Mbappe asna? (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Sanchez waa Xagee? Mbappe asna? (dhegayso)

PSG ayaa qaadeysa tallaabadii ugu dambeysay oo ay ku dooneyso hanashada laacibka Alexis Sanchez; kooxda Arsenal ayaa taasi u aragta xalka kaliya ee su [...]
Gaalkacyo iyo Dil Kale, Camay Kabacdi

Gaalkacyo iyo Dil Kale, Camay Kabacdi

Waxaa Caawa fiidkii Gaalkacyo lagu dilay Xasan Cali Geele oo kamid ahaa Ciidanka Nabadsugida ee Gobolka Mudug. Ma cadda sida dilku u dhacay waxay se d [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo ee Radio Daljir. Waxaa cawaysinkan inoo daadihinya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Da [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axme [...]
Saaka & Xubintii Ciyaaraha: Faahfaahintu waa cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha: Faahfaahintu waa cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay Real Madrid kala heshiisay beeca gool-dhaliyaha reer Spain ee Alvaro Morata. Madaxweynaha kooxda [...]
MKX Camay: “Puntland baa Masuul ka ah Reer Galmudug si Lammid ah Reer Puntland”

MKX Camay: “Puntland baa Masuul ka ah Reer Galmudug si Lammid ah Reer Puntland”

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi X Cumar Camay, oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Gaalkac [...]
Faysal Rooble: “Saluuggu waa Mid ku Baahsan Puntland iyo Soomaali oo dhan”

Faysal Rooble: “Saluuggu waa Mid ku Baahsan Puntland iyo Soomaali oo dhan”

Faysal Rooble waa aqoonyahan wax badan kala socda isbadalada siyaasadeed ee dalka siiba Puntland. Faysal waxa uu ahaa siyaasiyiinta ka agdhow siyaasad [...]
1 260 261 262 263 264 344 3144 / 4122 POSTS