Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Sanchez waa Xagee? Mbappe asna? (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Sanchez waa Xagee? Mbappe asna? (dhegayso)

PSG ayaa qaadeysa tallaabadii ugu dambeysay oo ay ku dooneyso hanashada laacibka Alexis Sanchez; kooxda Arsenal ayaa taasi u aragta xalka kaliya ee suurtagalka waa se haddii uu diido heshiis lacag kordhin oo malaayiin kor u dhaafaysa.

Barcelona ayaa u dhaqaaqi doonta weeraryahanka AS Monaco, Kylian Mbappe, waase hadii uu Camp Nou uu faarujiyo ciyaariyahanka reer Brazil Neymar Jr kaas oo si weyn loola xiriirinayo Paris Saint Germain.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com