Author: Abdirashid Bashir

1 148 149 150 151 1800 / 1807 POSTS
Golaha Wasiirada Oo Yeelanaya Kulankoodii Ugu Horreeyey.

Golaha Wasiirada Oo Yeelanaya Kulankoodii Ugu Horreeyey.

Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya ayaa iclaamiyay in kulanka ugu horeeya ee wasiirada cusub ay yeelan doonaan maalinta maanta oo khamiis ah. Kulankan [...]
Waa Tee Kooxda Ugu Dhaawacyada Badan Horyaalka Ingiriiska.

Waa Tee Kooxda Ugu Dhaawacyada Badan Horyaalka Ingiriiska.

Arsenal iyo Manchester United ayaa ah kooxaha ugu dhaawacyada badnaa lixdii sanno ee ugu danbeysay sida lagu ogaatay baaris ay sameysay Sky Sports. [...]
Barlamaanka Soomaaliya Oo Codka Kalsoonida Siiyey Xukuumadda Cusub.

Barlamaanka Soomaaliya Oo Codka Kalsoonida Siiyey Xukuumadda Cusub.

Mudanayaasha barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta hanaan gacan taag ah kalsoonida ku siiyey xukuumadda cusub ee Soomaaliya, oo uu horkee [...]
VACANCY: DESIGN MONITORING AND EVALUATION OFFICER (GRADE LEVEL 11).

VACANCY: DESIGN MONITORING AND EVALUATION OFFICER (GRADE LEVEL 11).

FURSAD Shaqo World Vision, Soomalida kaliya, dhacaysa 30 Maarso 2017. Xafiiska World Vision, Garoowe, Puntland. World Vision is an International Re [...]
FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?

FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?

Federaalku waa nidaam dowladeed kaasoo awoodda dowladda dastuurka dalku u qeybiyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Maamul goboleedyadu waxay le [...]
Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa, Cabdullaahi Abshir Muuse

Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa, Cabdullaahi Abshir Muuse

Maqaalkan waxaa qoray aniga oo ah Arday Cabdullaahi Abshir Muuse (Sanco) ahna arday kamid ah ardayda dhigata kuuliyada cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadd [...]
Madaxweyne Donald Trump Oo Meesha Ka Saaray Sharciyo Uu Ansixiyey Obama.

Madaxweyne Donald Trump Oo Meesha Ka Saaray Sharciyo Uu Ansixiyey Obama.

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa saxeexay qaraar madaxweyne oo meesha ka saaraya sharciyadii la meel mariyey xilligii Obama talada hayey ee [...]
Dowladda Britain Oo Si Rasmi ah Uga Baxaysa Midowga Yurub.

Dowladda Britain Oo Si Rasmi ah Uga Baxaysa Midowga Yurub.

Haweenayda Ra’iisul Wasaaraha ka ah dalka Ingariiska ee lagu magacaabo  Theresa May, ayaa saxiixday warqaddii sida rasmiga ah UK ay kaga baxaysay Mido [...]
Shir Madexeedka Jaamacadda Carabta Oo Maanta Ka Furmaya Cammaan.

Shir Madexeedka Jaamacadda Carabta Oo Maanta Ka Furmaya Cammaan.

Shirka Hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa Maanta  ka furmaya caasimada dalka Urdun ee Cammaan ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka so [...]
Daawo-Alex Sanchez Oo Xulkiisa U Dhaliyey Bilisyoon Uusan Iloobi Doonin.

Daawo-Alex Sanchez Oo Xulkiisa U Dhaliyey Bilisyoon Uusan Iloobi Doonin.

Alexis Sanchez ayaa qarankiisa Chile waxa uu xalay ku hogaamiyay guul ay ka gaareen Venezuela oo ay uga badiyeen 3/1 Kulankaas Venezuela martida ku [...]
Wasiirada magacaaban oo barlamaanka la horgeyn doono.

Wasiirada magacaaban oo barlamaanka la horgeyn doono.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaaa maanta la filayaa in xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan kulan, sida uu warbaahin [...]
1 148 149 150 151 1800 / 1807 POSTS