Author: Abdirashid Bashir

1 147 148 149 150 151 1788 / 1807 POSTS
Midowga Yurub oo ka walaacsan Xaaladda Abaarta iyo Macluusha ee Soomaaliya.

Midowga Yurub oo ka walaacsan Xaaladda Abaarta iyo Macluusha ee Soomaaliya.

Ururka Midowga Yurub ayaa waxa ay sheegeen in Abaarta ka jirta Soomaaliya ka digayaan in ay ka dilaacaan Cudurro dhibaato badan u geeni kara Bulshada [...]
Masjidka Qasriga Buurta (Madaxtooyada Puntland), Garoowe, oo la Daahfuray

Masjidka Qasriga Buurta (Madaxtooyada Puntland), Garoowe, oo la Daahfuray

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo jimce ah 31 March 2017 xadhiga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliye [...]
Golaah Wasiirada Soomaaliya Oo Yeeshay Kulankoodii Ugu Horreeyey ee Rasmi ah.

Golaah Wasiirada Soomaaliya Oo Yeeshay Kulankoodii Ugu Horreeyey ee Rasmi ah.

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 201 [...]
Golaha Wasiirada Puntland Oo Kulan Xasaasi ah Yeeshay.

Golaha Wasiirada Puntland Oo Kulan Xasaasi ah Yeeshay.

Shirka Khamiislaha ah ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Puntland, ayaa maanta diiradda lagu saaray arrimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen; La dagaallan [...]
DHEGEYSO-Olole Nadaafadeed Oo Ka Bilowday Xaafadaha Garoowe.

DHEGEYSO-Olole Nadaafadeed Oo Ka Bilowday Xaafadaha Garoowe.

Garoowe, Mar 30 2017-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta waxaa ka bilowday olole nadaafadeed oo iskaa wax u qabsa ah, kaasi oo u jeed [...]
Boss Arsene Wenger Oo Go’aan Ka Qaatay Mustaqbalkiisa Arsenal.

Boss Arsene Wenger Oo Go’aan Ka Qaatay Mustaqbalkiisa Arsenal.

Tababare Arsene Wenger ayaa ku wargaliyay maamulka Gunners inuu doonayo heshiis cusub isagoo diyaar u ah inuu sii joogo Emirates laba sanadood. Spo [...]
Daawo-Goalashii Ugu Quruxda Badnaa ee Bisha March 2017.

Daawo-Goalashii Ugu Quruxda Badnaa ee Bisha March 2017.

Bisha march oo haatan dhawaad ku dhow ayaa la ciyaaray kulamo aad u badan oo xiiso waali ah leh kuwaas oo ay ciyaareen xulal kala duwan iyo waliba naa [...]
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Lakulmay Boqorka Wadanka Jordan.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Lakulmay Boqorka Wadanka Jordan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Boqorka Jordan Boqor Cabdalla-ha Labaad, kulankan ayaa dhacay, kaddib markii uu so [...]
Beesha Caalamka Oo War Ka Saartay Ansixintii Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya.

Beesha Caalamka Oo War Ka Saartay Ansixintii Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya.

Beesha Caalamka ayaa waxa ay ka hadashay Go’aankii 29-kii Bishan xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ay ku ansixiyeen Golaha Wasiirada cusub ee Soom [...]
Kudhowaad 150 Soomaali ah Oo Laga Cabsi Qabo Inay Ku Dhinteen Badda Mediterranean-ka.

Kudhowaad 150 Soomaali ah Oo Laga Cabsi Qabo Inay Ku Dhinteen Badda Mediterranean-ka.

Ku dhowaad 150 Tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen Badda Mediterranean-ka ee dalka Libya, kadib markii maalmo ka hor ay ka baxeen [...]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Boosaaso, Mar 30 2017-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kul [...]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tall man.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tall man.

Boosaaso, Mar 30 2017-Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso [...]
1 147 148 149 150 151 1788 / 1807 POSTS