AUN Fanaanad Sahro Mire Weheliye oo Geeriyootey

HomeWararka

AUN Fanaanad Sahro Mire Weheliye oo Geeriyootey

Allaha U Naxariistee waxaa dalka Uganda ku geeriyootey fanaanaddii caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahro Mire Wehliye sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiinta

XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 23-JUNE-2022
Shir looga hadlayo Masiirka Jubbaland oo Muqdisho ka dhacay (Daawo)
MAXAY TAHAY SABABTA WAQOOYI IYO KOOFUR LOOGU EEDEY DAGAALADII KADHACEY PUNTLAND?

Allaha U Naxariistee waxaa dalka Uganda ku geeriyootey fanaanaddii caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahro Mire Wehliye sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool wadanka Uganda.

Sahro Mire Wehliye ayaa xilligii Siyaad Barre waxaa ay ka mid ahaan jirtay Fanaaniinta Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

AUN fanaanadda ayaa waxaa la sheegay inay maalmihii lasoo dhaafay ku jirtay Isbitaal ku yaalla dalka Uganda , halkaasoo shalay ugu dambeyntii ay ku geeriyootay.

COMMENTS

WORDPRESS: 6
DISQUS: