AUN Fanaanad Sahro Mire Weheliye oo Geeriyootey

Allaha U Naxariistee waxaa dalka Uganda ku geeriyootey fanaanaddii caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahro Mire Wehliye sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool wadanka Uganda.

Sahro Mire Wehliye ayaa xilligii Siyaad Barre waxaa ay ka mid ahaan jirtay Fanaaniinta Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

AUN fanaanadda ayaa waxaa la sheegay inay maalmihii lasoo dhaafay ku jirtay Isbitaal ku yaalla dalka Uganda , halkaasoo shalay ugu dambeyntii ay ku geeriyootay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

6 responses to “AUN Fanaanad Sahro Mire Weheliye oo Geeriyootey”

  1. Alaha u naxariisto

  2. muxsin bashiir dooxajoog

    inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun Allah ha u naxariisto walaasheen soomaaliyaleed oo geeriyi kutimi كل نفس دا ءقة الموت

  3. 7628260Waa geeri naxdin leh
    Allaha unaxariisto Waxay ahayd fanaaniinta Fara kutiriskaa
    ee wadaniyiinta ahaa

  4. allw u naxariso fannd sahro oo jandi ka wrabi amin amin.

  5. allw u naxariso fannd sahro oo jandi ka wrabi amin amin.

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com