AUN Fanaanad Sahro Mire Weheliye oo Geeriyootey

AUN Fanaanad Sahro Mire Weheliye oo Geeriyootey

Allaha U Naxariistee waxaa dalka Uganda ku geeriyootey fanaanaddii caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahro Mire Wehliye sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool wadanka Uganda.

Sahro Mire Wehliye ayaa xilligii Siyaad Barre waxaa ay ka mid ahaan jirtay Fanaaniinta Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

AUN fanaanadda ayaa waxaa la sheegay inay maalmihii lasoo dhaafay ku jirtay Isbitaal ku yaalla dalka Uganda , halkaasoo shalay ugu dambeyntii ay ku geeriyootay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com