Antonio Guterres oo ku baaqay xabad Joojin Deg Deg ah oo laga sameeyo Gobolka Tigrayga

Antonio Guterres oo ku baaqay xabad Joojin Deg Deg ah oo laga sameeyo Gobolka Tigrayga

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in xabad Joojin Deg Deg ah laga sameeyo Gobolka Tigrayga ee dalka Itoobiya, halkaas oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.

Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin sii hurinta dagaalka Tigray, kaasoo saameyn ba’an ku haya dadka rayidka ah.

Xoghayaha wuxuu si adag ugu baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka.”

Dalalka Reer Galbeed ayaa dowladda Itoobiya iyo xoogaga TPLF ku cadaadinayay in dagaalka la joojiyo balse aysan ku guuleysan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com