Amniga iyo amnixumida GAALKACYO: Yay Gaalkacyo ku abaalmarisaa yay se kula xisaabtantaa oo hore xilkaas u hayey? (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Amniga iyo amnixumida GAALKACYO: Yay Gaalkacyo ku abaalmarisaa yay se kula xisaabtantaa oo hore xilkaas u hayey? (dhegayso)

Maanta waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo fooleh musharrax Madaxweyne Puntland, Taliye Asad Cismaan Cabdullaahi. Asad waxa uu ahaa taliyihii hore ee Cii

Xaliimo Puntland: Muusoow waa kula garramayaa ila gar-hadal
Faysal Cali Waraabe waa Somaliland, Somalilandina waa Faysal Cali Waraabe!
Faysal Rooble: “Itoobiya waxa ay u soo xeydatey hubinta kalajabka Soomaaliya in uu taam noqdo”

Maanta waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo fooleh musharrax Madaxweyne Puntland, Taliye Asad Cismaan Cabdullaahi. Asad waxa uu ahaa taliyihii hore ee Ciidamada Ammaanka Puntland ee loo yaqaan PSF. PSF waxaa maalgaliya dowladda Mareykanka, waxaana hore loo oranjiray PIS.

Warbixintan hoose oo aan hore u baahiney waxa aan mar kale ku eegaynnaa ammaanka magaalada Gaalkacyo oo uu musharrax Asad Cismaan maanta ku soo bandhigayo ololihiisa musharraxnimo. Sidaas darteed waxaa isweydiin mudan su’aalaha soo socda:

  1. Intii uu xilka ammaanka Puntland hayey Taliye Asad Cismaan intee rag iyo haween oo nindoorka reer Gaalkacyood ah baa Gaalkacyo lagu dilay?
  2. Haddii se uu musharrax Asad Cismaan noqdo Madaxweyne Puntland, Gaalkacyo maxay ka filan kartaa Madaxweyne Asad Cismaan Cabdullaahi oo walaalkiis Maxamuud Cismaan Cabdullaahi Diyaano maanta yahay Taliyaha Ciidamada Ammaanka ee Puntland (PSF)?

Hoos kaga bogo oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: