Amaanka magaalada Garoowe oo laga shiray (dhegayso)

Amaanka magaalada Garoowe oo laga shiray  (dhegayso)

Maamulka gobolka Nugaal , saraakiisha ciidamada amniga , iyo gudiyada xaafadaha magaalada Garoowe ayaa ka shiray sidii  looga wada shaqayn lahaa amaanka caasimada , maadaama ay ku soo wajahan yihiin doorashooyin .

Magaalada Garoowe  ayaa waxaa ku sugan qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha iyo gudigii doorashada ee heer fadaraal.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com