Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed” Madaxweyne Farmaajo mideynta dadka Soomaaliyeed ayaa ka horaysa in aad kuwo kale midayntoda ka shaqayso (dhegayso)

Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed” Madaxweyne Farmaajo mideynta dadka Soomaaliyeed ayaa ka horaysa  in aad kuwo kale midayntoda ka shaqayso  (dhegayso)

Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa ku dhaliilay dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo , doorkii ay ka qaadatay in Cunaqabataynta Hubka, ee saarneyd dalka Eritrea laga qaado.

Xildhibaanka ayaa sheegay  in aysan jirin wax laai galin ah oo ay  Eritrea ka bixisay dhibaatadii ay Somaaliya ka gaysatay iyo taageeradi ay siisay Ururada Argagixisada ah ee Soomaaliya ka dagaalama.

Xildhibaanka ayaa xusay in mideynta iyo isku soo jiidista dadka Soomaaliyeed ay ka horaysa in lamideeyo Itoobiya iyo Eritrea.

Madaxwynaha ayuu ugu damben ugu baaqay in uu wadahadal la furo Soomaaliland iyo madaxda mamaul goboleedyada inta uu ku ordayo Itoobiya iyo Eritrea.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com