Alshabaab iyo dad shacab ah oo ku dagalamay koonfurta Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Alshabaab iyo dad shacab ah oo ku dagalamay koonfurta Mudug (dhegayso)

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dadka deegaanka oo saakay waaberigii ka qarxay tuulooyin hoostaga degm

Suuqyadda Khudaarta Puntland oo laga dareemayo khudaar yari (dhegayso)
Ha ku Afurin Cabitaan aad u qaboow (Maqaal)
Genaraal Mukhtaar: “ Dhalinyarada Ciidamada Booliska ah dulqaad ha Muujyaan “ (dhegayso)

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dadka deegaanka oo saakay waaberigii ka qarxay tuulooyin hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Caad.

Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegen in ay ka dambeysay kadib markii Al-Shabaab ay dadka deegaanka weeydiiyeen lacago iyo dhalinyaro ka barbar dagaalanta balse dadka deegaanka ay diideen.

Warbixintan Waxaa Magaaladda Cadaado kaso diray wariyaha Daljir ee Cadaado Sharmaarke Maxamed Maxamuud

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: