Genaraal Mukhtaar: “ Dhalinyarada Ciidamada Booliska ah dulqaad ha Muujyaan “ (dhegayso)

Genaraal Mukhtaar: “ Dhalinyarada Ciidamada Booliska ah dulqaad ha Muujyaan “ (dhegayso)

Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Generaal Mukhtaar Axmed oo Muqdisho ka hadlayaay ayaa ugu baaqay dhalinyaradda Aqoonyahanadda ee kusoo biiraya Ciidanka Booliska inay yeeshan dulqaad maadama shaqadda Booliska aysan ahayn Mid sahlan.

Waxaa uu sheegay in ciidamada Booliska Soomaaliyeed aan laga qaadan dhaqaalle badan , laakiin qofka kusoo biiraya uu doortay in uu u shaqeeyo Qarankiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com