Suuqyadda Khudaarta Puntland oo laga dareemayo khudaar yari (dhegayso)

HomeWararka

Suuqyadda Khudaarta Puntland oo laga dareemayo khudaar yari (dhegayso)

Fatahadii Wabiga Jowhar ee Magaalada Baladweyne ayaa waxa uu sameen ku yeeshay Suuqa qudarta ee Magaalada Bosaaso kadib markii ay hakad gashay Qudaart

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Shacabka Kala Qaybgalay Xuska 1da Agoosto (Sawirro)
Jamaal Osmaan oo Markii labaad ku guulaystay hanadashada Kursiga 6-aad ee MN
Culumadda Puntland oo ka hadlay khilaafka Arrimaha siyaasadda (dhegayso)

Fatahadii Wabiga Jowhar ee Magaalada Baladweyne ayaa waxa uu sameen ku yeeshay Suuqa qudarta ee Magaalada Bosaaso kadib markii ay hakad gashay Qudaartii laga keenijiray Magaalada Baladweyne , waxaana sare ukac ku yimid qiimihii Qudaarta lakala siisanayay.

Raga iyo Haweenka ka ganacsada Qudaarta ee Fadhigooda uu yahay Suuqa Qudaarta ee Magaalada Bosaaso ayaa sidan ugawarbixiyay Saameenta ay ku yeelatay Ganasigooda hakadka ku yimid Qudaartii uga iman jirat Magaaladaasi Baladweyne .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: